Wednesday, April 1st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Qurba Joogta Beelaha Subeer Awal Oo Kulan Ay Ku Taageerayeen Musharaxa Kulmiye Ku Yeeshey Stockholm

Published on September 29, 2017 by   ·   No Comments

Stockholm (SDWO): Kulan ay magaaladda Stockholm ee caasimadda wadanka Sweden ku yeesheen jaaliyadda beel weynta Subulaha, Saaxil iyo Togdheer ee Subeer Awal ayay ku  muujiyeen taageeradda ay u hayaan musharaxa madaxweynaha ee xisbiga Kulmiye.

k sKS1

Waxaana kulankaasi ka soo qayb galay  boqolaal dadweyne ah oo ka mid bulshadda ka soo jeedda degaamadaasi.

Kuwaasi oo cadeeyay taageeradda balaadhan ee ay u hayaan musharaxiinta madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka ee xisbiga Kulmiye.

Daawo Xafladaasi iyo Hadaladii Laga Jeediyay:

SDWO/Hargeisa

 
,, ,,,.