Wednesday, April 1st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Dhalinyaradda Kulmiye Ee Togdheer Oo Daah-furay Urur Ay Ku Midoobeen Oo La Magac Baxay Cod iyo Cudud

Published on September 29, 2017 by   ·   No Comments

Burco (SDWO):Munaasibad balaadhan oo ay habeenimadii xalay ahayd ka qabsoontay hotel nasteexo ee magalada burco ayaa dhalinyaro ka tirsan xisbil xaakimka kulmiye ay shaaciyeen urur ay ku midaysanyihiin dhalinyaradu.

B KB K

Ururkaasi  oo ay ugu magac dareen Cudud iyo cod ay ka hir galiyeen magalada burco, iyadoo u hore uga jiray magalada hargaysa ee casimada Somaliland.

Munasibadii laga dhawaaqay ururkaasi  ayaa waxaa kasoo qayb qalay wasiiru dawlaha xananada xoolaha somaliland cabdirashiid riyo raac, gudomiyaha gobolka togdher, masuuliyiinta heer gobol, heer degmo iyo tageerayaal ee xisbul xaakimka kulmiye ee gobolka Togdheer.

Daah-furkii  ururka ay ku midaysanyihiin dhalinyarta xisbiga kulmiye ee cudud iyo cod ayaa waxaa halkaasi ka hadlay dhalinyartii furtay ururkani iyo sidoo kale masuuliyiinta kala duwan ee xisbul xaakimka kulmiye ee gobolka Togdheer.

Halkan Ka Daawo:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.