Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qayb Galay Marxuum C/raxmaan Talyanle Oo Galabta Lagu Aasay Hargaysa

Published on September 29, 2017 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxmaed Silaanyo oo ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Taltaanle,  oo galabta si heer qaran ah loogu aasay qubuuraha Naaso-hablood ee bariga magaaladda Hargeysa.

1 11 22 1111

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan xubno ka mida golaha wasiirrada, madaxda axsaabta qaranka, madaxda hay’adaha madaxa banaan, madax-dhaqameedyo.

Culimaw-diin  iyo dadwayne tiro badan ayaa ka qayb galay aas qaran oo maanta xabaalaha naasa-hablood ee magaalada Hargayasa loogu sameeyay marxuun xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo doraad ku geeriyooday dalka Hindiya.

22007817_1425898147524034_6674509186986413201_n 22008191_1425897387524110_7888918276659465292_n

Madaxweynaha ayaa tacsi tiraanyo leh u diray dhamaan shacabka reer Somaliland gaar ahaana qoyskii iyo qaraabadii xildhibaanka isagoo Madaxweynuhu ku sifeeyay marxuumka inuu ahaa shakhsi wanaagsan oo dalkan Jamhuuriyadda Somaliland wax weyn taray.

Madaxweynaha  oo ka hadlayay  shakhsiyadda marxuum Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle ayaa yidhi “ILLAAHAY naxariistii janno ha ka waraabiyo marxuumka, shakhsi wanaagsan ayuu ahaa innagana ha inooga daba naxariisto” ayuu yidhi Madaxweynuhu.

22050231_1425898590857323_4892006482109399179_n22089268_1425898190857363_5053278476764281138_n

Dhamaan madaxdii ka qayb gashay aaska marxuumka ayaa iskaga daba maray shakhsiyadii wanaagsanayd ee marxuum Talyaanle, waxaanay tacsi u direen qoyskii iyo eheladii uu ka baxay marxuum.

INAA LI-LAAHI W INNAA ILLAYHI RAAJICUUN.

1 11 22 1111 2222 21034339_1425897807524068_1332082199549515903_n 22007817_1425898147524034_6674509186986413201_n 22008191_1425897387524110_7888918276659465292_n 22046110_1425898464190669_6426872662494735482_n 22046173_1425897380857444_7175327375738770530_n 22046658_1425898404190675_504141609159422218_n 22046830_1425898674190648_3456669839539028605_n 22046842_1425898257524023_7512246330544733497_n 22049953_1425897537524095_7929163917548100921_n 22050000_1425897944190721_9045072486693556172_n 22050203_1425897837524065_6864170476772893373_n 22050231_1425898590857323_4892006482109399179_n 22050379_1425898124190703_7505679845233261766_n 22089268_1425898190857363_5053278476764281138_n 22089639_1425897524190763_7128392380807845905_n

SDWO/Hargeisa

 
,, ,,,.

Wararka Keydka

Mashruucii Ramadan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project isku geyn waxa na soo gaadhay $2480.00 oo sadaqooyin ah anagoo isla shalay maalintii Ramadanta ka horeysay ka gaadhsiinay in aan raashin ugu qaybino ilaa afartan qoys oo danyar ah

Mashruucan Ramadaan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project waa msahruuc sanad leh ah oo soo ...

Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – Ka faaiidayso Ajarka Bisha Barakaysan ee Ramadan

Afuri walaal baahan  oo Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ...

Dowlada Itoobiya oo isku diyaarinaysa dagaal ay la gasho dalka Masar iyadoo hub casri ah ka dalbatay dalka Fransiiska

  Wergeys ka soo baxa dalka Faransiiska oo la yiraah  LE Point oo ah Weekly French Political News & ...

Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalinkaygii Maalintaas (20-ka February 1982) Aheey Ah Maskaxadaa Laga Abaaroobay

Allah ha u naxriistee Xuseeen Cabaase Axmed (Qawdhan) waxa uu ahaa macalinkaygii maalmo aan badnayn wakhtigu kumuu simin ...

Lacag 10 dollar ah oo si qayri sharci ah dadka cashuurta wasaarada maaliyada bixinaya loogu qasbo inay siiyaan shaqalaha xafiiskaas ka hawlgala

  Waxa iseydiin mudan sababta shacbigu uga aamusanyahay musuqmasaq cad oo wasaarada maaliyadu u sharciyeysay shaqalaheeda. Qofkaste oo cashuurta ...

Caawi – Najax Xasan Maxamud waa Gabadh Xanuusanaysay oo beryhananba ka dhex muuqatay social media ha iyadoo Burco dhexwareegaysa ayaa lagu guulaystay in Hargeysa lagu soo celiyo oo la daryeelo

Daawo labadan clib kan  hroe waa markii hareyga lagu soo celiyey iyadoo caafimaad ahaan aad u wanaagsantay tan ...

Jeel Ogadeen: Daawo Documentary Xanuun badan oo ku saabsan ciqaabtii iyo dulmigii ka jirey Jeel Ogaadeen ee jigjiga

Xabsigan ayaa la ogaaday in kumanaan qof si xun loogu ciqaabay. qaarkoodna ciqaabtii ku dhinteen.  ku indho beeleen ...

Hees Cusub oo aad u qiiro badan oo lagu xusay maalintii Shuhadada SNM 17ka October

Hees ka hadlaysa mujaahidiintii xoreynta dalka dhiigooga u soo hurey iyo sidey imika ugu dhex dayacanyahiin dalkii oo ...

Send Money to Your Loved Ones Through Globalsend

   

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay in BBC Somaligu ay ka baxday Dhexdhexaadnimadii, waxaanu sheegay inay ka sugayaan Jawaabta cabashadii ay u gudbiyeen

  Qoraalka Hoose waa Petition kii ama mooshinkii 3600 oo qurbajooga Somaliland ee ku kala dhaqan 59 wadan ay ...

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...