Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Maayarka Hargaysa Masuul Ku Astaysan Waxqabad iyo Horumar W/Q : C/laahi Cabdi Yuusuf (Nabad-doon)

Published on September 29, 2017 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha golaha degaanka ahna maayarka caasimadda Somaliland C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), waa  maayarkii ugu da’da yaraa ee soo mara xilka maayarnimadda Hargisa.

21739966_153581471893086_396668578071083277_n 21751795_153324661918767_4483136045480716076_n

Runtiina waxyaabaha uu ka qabtay caasimadda aad ayay u badan yihiin oo lama soo koobi karro,   cidii is tidhaahda qari waxyaabaha horumarka ah ee qabtayna  waa nin Cadceedda (Qoraxda) Sacabada ku qarinaya.

Waxaanan ka soo qaadan karnaa waxyaabaha aadka u badan ee uu qabtay maayarka Hargays, haddii  ay tahay jidadka  Laamiyadda ah,  wershadii samaynaysay,  Sariibado lagu nastay,  kumanaan qoys oo dib-u-dejin ku sameeyay,  nadaafadii magaaladda.

Ciidanka  Dab-demiska  tayayntiisa,  shaqalaha oo  uu mushar kordhin u sameeyay  golaha degaanka oo uu miisaaniyad u sameeyay,  dawladaha hoose caalamka iyo dawlada hoose Hargisa oo uu mataaneeyay.

Xaqiiqdii waxaan ku tilmaami karaa maayar Soltelco, in uu yahay  maayar  ku astaysan wax qabad ALLE  ha garab gallo.  Sidoo kale maayarka caasimadda Hargaysa C/raxmaan Soltelco, waxa uu  dib-u-dhis iyo dayactir balaadhan ku sameeyay jidadka caasimadda, iyadoo ay jiraan wadooyin cusub oo uu ka hirgeliyay xaafadaha iyo degmooyinka Hargaysa.

21231725_1659443020732689_259452524713547757_n

Jidadkan dhismahooda iyo dayactirkooda waxa ku baxay muruq iyo maalba, waana hanti guud oo ummaddu wada leedahay.  Waxaanan   dadweynaha ka codsanaynaa in ay ilaaliyaan oo aan waxyeelo loo gaysan jidadka.

Waxaana la inooga baahan yahay in ay maayarka caasimadda ku bar-bar istaagno dedaalka uu ugu jirro horumarka kala duwan ee uu ka waddo caasimadda, isla markaana lagu hambalyeeyo sida wanaagsan ee uu uga soo baxay waajibaadkiisa.

 

Doon nabad

By: C/laahi Cabdi Yuusuf (Nabad-doon)

Madaxa faraca dhiraynta ee dawladda hoose caasimadda Hargaysa.

 

 
,, ,,,.

Wararka Keydka

Mashruucii Ramadan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project isku geyn waxa na soo gaadhay $2480.00 oo sadaqooyin ah anagoo isla shalay maalintii Ramadanta ka horeysay ka gaadhsiinay in aan raashin ugu qaybino ilaa afartan qoys oo danyar ah

Mashruucan Ramadaan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project waa msahruuc sanad leh ah oo soo ...

Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – Ka faaiidayso Ajarka Bisha Barakaysan ee Ramadan

Afuri walaal baahan  oo Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ...

Dowlada Itoobiya oo isku diyaarinaysa dagaal ay la gasho dalka Masar iyadoo hub casri ah ka dalbatay dalka Fransiiska

  Wergeys ka soo baxa dalka Faransiiska oo la yiraah  LE Point oo ah Weekly French Political News & ...

Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalinkaygii Maalintaas (20-ka February 1982) Aheey Ah Maskaxadaa Laga Abaaroobay

Allah ha u naxriistee Xuseeen Cabaase Axmed (Qawdhan) waxa uu ahaa macalinkaygii maalmo aan badnayn wakhtigu kumuu simin ...

Lacag 10 dollar ah oo si qayri sharci ah dadka cashuurta wasaarada maaliyada bixinaya loogu qasbo inay siiyaan shaqalaha xafiiskaas ka hawlgala

  Waxa iseydiin mudan sababta shacbigu uga aamusanyahay musuqmasaq cad oo wasaarada maaliyadu u sharciyeysay shaqalaheeda. Qofkaste oo cashuurta ...

Caawi – Najax Xasan Maxamud waa Gabadh Xanuusanaysay oo beryhananba ka dhex muuqatay social media ha iyadoo Burco dhexwareegaysa ayaa lagu guulaystay in Hargeysa lagu soo celiyo oo la daryeelo

Daawo labadan clib kan  hroe waa markii hareyga lagu soo celiyey iyadoo caafimaad ahaan aad u wanaagsantay tan ...

Jeel Ogadeen: Daawo Documentary Xanuun badan oo ku saabsan ciqaabtii iyo dulmigii ka jirey Jeel Ogaadeen ee jigjiga

Xabsigan ayaa la ogaaday in kumanaan qof si xun loogu ciqaabay. qaarkoodna ciqaabtii ku dhinteen.  ku indho beeleen ...

Hees Cusub oo aad u qiiro badan oo lagu xusay maalintii Shuhadada SNM 17ka October

Hees ka hadlaysa mujaahidiintii xoreynta dalka dhiigooga u soo hurey iyo sidey imika ugu dhex dayacanyahiin dalkii oo ...

Send Money to Your Loved Ones Through Globalsend

   

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay in BBC Somaligu ay ka baxday Dhexdhexaadnimadii, waxaanu sheegay inay ka sugayaan Jawaabta cabashadii ay u gudbiyeen

  Qoraalka Hoose waa Petition kii ama mooshinkii 3600 oo qurbajooga Somaliland ee ku kala dhaqan 59 wadan ay ...

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...