Monday, July 22nd, 2019
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Komishanka Doorashooyinka Oo Shahaadadda Aqoonsiga Gudoonsiiyay Lixda Tartame Ee Saddexda Xisbi

Published on September 30, 2017 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Gudiga doorashooyinka qaranka jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta  shahaadooyinka sharciyan lagu aqoonsado tartameyaasha kurisga madaxtooyadda gudoonsiiyay lixda musharax ee saddexda xisbi ee u kala tartamaya jagooyinka madaxweynaha iyo ku-xigeenka.

Kulankii lixda  musharax ee saddexda xisbi  lagu gudoonsiinayay shahaadadda sharcinimadda oo lagu qabtay xarunta gudiga doorashooyinka, ayaa ah mid  ay komishanka doorashooyinku u aqoonsadaan xubnahaasi in ay yihiin  musharaxiinta rasmiga ah.

Daawo Shirkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.