Tuesday, October 17th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo magacaabay Guddiga Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga

Published on October 6, 2017 by   ·   No Comments

Ku: Cabdicasiis Maxamed Samaale =Hargeisa

Ku: Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan =Hargeisa
Ku: Cabdikariim Axmed Maxamed =Hargeisa
Ku: Ibraahim Daahir Dubad =Hargeisa
Ku: Axmed Muumin Seed =Hargiesa

Og: Hogaanka Xisbiga KULMIYE = Hargeisa

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE.

Xisbiga KULMIYE isaga oo aqoonsan muhiimadda ay Muraaqibiinta Xisbigu u leeyihiin hufnaanta Doorashada Madaxtooyada ee soo socota, waxa uu magacaabay Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE. Xubnaha Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE waxa ay kala yihiin:

1. Cabdicasiis Maxamed Samaale – Guddoomiye
2. Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan – Guddoomiye Ku Xigeen
3. Cabdikariim Axmed Maxamed
4. Ibraahim Daahir Dubad
5. Axmed Muumin Seed

Guddidani waxa ay masuul ka yihiin diyaarinta, tababarka iyo maamulka muraaqibiinta iyo goob-joogayaasha Xisbiga KULMIYE. Waxa kale oo ay masuul ka yihiin adeegsiga farsamada cariga ah ee IT-ga iyo xog ururinta (Data Collection).
ALLAA MAHAD LEH

Muuse Biixi Cabdi

 
,, ,,,.