Tuesday, October 17th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Shil culus oo ka dhacay wadada hargeysa iyo gebiley oo sababay dhimasho iyo dhaawac

Published on October 8, 2017 by   ·   No Comments

Ah Allah ha u Naxariistee 4 Qof ayaa ku geeriyooday Tiro intaa ka badana waxaa soo gaadhay dhaawacyo kala duwan ka dib shil Gaadhi oo maanta Axad ka dhacay jidka isku xidha Magaalooyinka Hargeysa Iyo Galibey.

received_10155835955776383

Dadka Dhintay Iyo Kuwa Dhaawacmay ayaa Waxay Kala Saarnaayeen Laba Gaadhi Oo Noocoodu Kala Yihiin Seeraf Iyo Nooho

received_10155835955811383

Waxaana Maydkii Iyo Dhawiciiba La Geeyay Cisbitaalka Degmadda Gabiley.

received_10155835955391383received_10155835955806383

 
,, ,,,.