Wednesday, December 13th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Soltelco Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Cirro

Published on October 9, 2017 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Maayarka caasimadda Hargaysa C/raxmaan Soltelco, ayaa ka jawaabay eedo uga yimid musharaxa Waddani c/raxmaan Cirro.

Waxaanu sheegay in aanu filaynin in Cirro ku mashquuli doono arrimaha dawladda hoose, balse ay tartamayaan Muuse Biixi.

Daawo:

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.