Monday, December 11th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Beel Reer Awdal ah Oo Shaacisay In ay Kalsoonidii Kala Noqdeen Waddani Una Wareegen Kulmiye

Published on October 9, 2017 by   ·   No Comments

Boorama (SDWO): Beel ka mid ah beelaha dega gobolka Awdal oo magaaladda Boorama warbaahinta kula hadlay ayaa shaaciyay in ay taageero miisaan leh u hayaan xisbiga Kulmiye.

Xubno isugu jiray salaadiin, cuqaal, siyaasiyiin iyo dhalinyaro ayaa sheegay in ay ka baxeen xisbiga Waddani oo ay markii hore qaarkood ka tirsanaayeen taageereyaalna u ahaayeen.

Iyagoona cadeeyay in ay ku biireen, taagerayaana xisbiga Kulmiye oo ay u arkeen in danta beeshoodu ku jirto.

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.