Wednesday, December 13th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Ogaysiis: Dood Fool ka Fool ah oo dhex maridoonta sedexda Musharax ee UCID, Kulmiye iyo Wadani – Habeenka Jimcahu soo gelayo

Published on October 18, 2017 by   ·   No Comments

Maalinta bishu tahay 19ka October 6.00pm wakhtiga Hargeyaa waxa dood fool ka fool ahi ku dhex maridoontaa musharaxiinta u tartamaysay jagada madaxweynenimada ee dhicidoonta 13ka November, Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxman Cirro, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe.  Doodan ayaa si toos ah looga daawandoonaa Somaliland National TV iyo Horn Cable TV. Saab Tv. Eryal Tv. Bulsho Tv. Star Tv. Somalicable iyo Kalsan Tv.

dood1

dood2

 
,, ,,,.