Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Abiib Timacade Oo Waddani Ka Difaacay Dhaliilo Uu Hore Ugu jeediyay Musharaxa Kulmiye

Published on October 29, 2017 by   ·   No Comments

Berbera (SDWO): Siyaasi Abiib Diiriye Nuur (timacade),  oo ka tirsan hor moodka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka jawaabay eedo iyo dhaliilo uu hore ugu soo jeediyay musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.

Waxaanu sheegay Abiib Timacad in musharaxa Kulmiye uu yahay nin ay bulshadu ka wada dheregsan tahay  hagar-daamooyinka iyo taariikhdiisa xun ee uu dalka iyo dadkaba u gaystay.

Abiib Timacad, oo maanta magaaladda Berbera kula hadlayay kumanaan taageereyaasha xisbiga Waddani ah, waxa kaloo uu ka hadlay  dhacdooyin kala duwanaa ay Muuse Biixi iyo isagu isla soo mareen xiligii jabhadii SNM.

Halkan Ka Daawo:

SDWO.com/Hargeisa Office

 
,, ,,,.