Saturday, November 18th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Gudiga Doorashooyinka Oo Digniin U Diray Xisbiyadda Oo Olole Sharci Darro ah Ka Sameeyay Xaafado ka Mid ah Hargaysa

Published on November 12, 2017 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Gudiga doorashooyinka Somaliland ayaa  galabta iclaamiyay  wakhtiga rasmi ahaan loo joojinayo isku socodka gaadiidka, iyadoo ay  fariin cusub-na u direen xisbiyadda qaranka.

Waxaanay digniin u direen xisbiyadda oo ay sheegeen in xaafado ka mid ah caasimadda Hargaysa ay weli ka wadaan olole, kuwaasoo ay ugu baaqeen in ay joojiyaan ololahan xiligiisu dhamaaday.

Komishanka doorashooyinka, wasiiru-dawlaha amniga iyo taliyaha ciidamadda booliska oo galabta si wad ajira shir jaraa’id ugu qabtay xarunta komishanka.

Waxa  kaloo ay ka hadleen talaabooyin wax lagaga qabanayo xisbiyadda ku kacay falalka ka baxsan sharciga doorashooyinka.

Halkan Ka Daawo:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.

Copy Protected by Chetan's WP-Copyprotect.