Saturday, November 18th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo- Sawiro – Doorashadii oo si degan uga socota guud ahaan dalka oo dhan iyo Murshaxa Kulmiye Muuse Biixi iyo Madaxweyne Siilanyo oo codkooda ka dhiibtay magaalada Hargeysa

Published on November 13, 2017 by   ·   No Comments

Doorashada oo si nabadgelyo ah guud ahaan dalka oo dhan uga socota ayaa waxa la adkeeyay amaanka dallka iyagoo la hawlgeliyay dhaamaan ciidamada meleteriga ee ku sugan xuduuda dalku la leeyahay maamul goboleedka Putnland.  Waxaan ilaa 3dii cisho ee u danbeyay la xoojiyey ciidanka meleteriga ah ee kus ugan aagaasi oo lagu qiyaasay inay maanta ka hawlgelayaan ciidan dhan ilaa 11 kun oo ku hubaysan hubka noocyadiisa kala duwan.  Dhinaca gudaha dalka waxa iyaguna hawlgelya 9 kun oo ciidanka booliska ah oo degmo kast ilaa tuulo geste xalay saqdii dhexa lagu daad gureeyay si ay u sugaan amniga goobaha codbixinta iyo guud ahaan amniga shacbiga codeynaya.  Caalamka aay indho gaar ah ku eegaya dorashada sanadkan ka dhacaysa somaliland iyadoo noqotay ama taariikhda ku gashay dalkii u horeeyay ee codka ku diiwaangeliyay waxa afka qalad lagu yiraah Iris Recognition kaasi oo ah qalab casirya oo sawir indha si aanu wax isdaba marin ahi u dhicin maadama oo aan la isku halayn karin qaabkii hore ee la odhn jiray finger print.   Waxa guud ahaanba la mubnuucay isku socodka gaadiidka magaalooyinka dhexdisi iyo gobolada.  Waxa qudha oo la fasaxay kuwa xisbiyada iyo komishanka u shaqaynaya oo iyagan la siiyey number plate u gaar ah oo lagu dhejiyey gaadhi kaste.

somelection8

10somelection17

10somelection18

somelection5

codeekullmiye

somelection4
10somelection16

musejirde 10somelection15 10somelection14 10somelection13 10somelection12 10somelection11 10somelection3 somelection9

10somelection19
somelection7 somelection6

somelection3 somelection2 somelection1

 
,, ,,,.

Copy Protected by Chetan's WP-Copyprotect.