Saturday, November 18th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Guddoomiyaha Komishanka Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Sida Codbixintu Uga Dhacday Dalka

Published on November 13, 2017 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha gudiga doorashooyinka Somaliland Eng. C/qaadir  Iimaan Warsame, ayaa  dadweynaha  fariin u diray uu kula dar-daarmayay in qof waliba uu codkiisa dhiibto.

cqadir

C/qaadir Iimaan, oo warbaahinta kula hadlay goobta loo yaqaano hay’adda shaqaalaha dawladda Hargaysa oo ay inta badan madaxda xisbiyadda iyo masuuliyiinta dawladu ka codeeyaan.

Halka Ka Daawo:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.

Copy Protected by Chetan's WP-Copyprotect.