Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Tacsi: Gudoomiyaha iyo Dhamaan Shaqalaaha Dhahabshiil Group oo Tacsi u diray geerida Marxuum Axmed Yasin Gaba-xaddi

Published on November 24, 2017 by   ·   No Comments

 

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun

Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Ku-Xigeenka  Maamulaha Guud Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Maareeyahaha DMT Cabdirashid Faarax Axmed, Maareeyaha SOMTEL Mogadishu, Nuux Siciid Ducaale, Maareeyaha Guud ee Dahabshiil S&CS Xasan Cabdi Cawad, Maareeyaha SOMTEL (Hargeisa) Hassan Sheikh Mohamoud Suufi, Siciid Maxamed Siciid, Dahabshiil BOD member, Maareeyaha DBI Saeed Mohamed Ali “Garseef”, Ku-Xigeenka Maareyaha DMT Axmed Warsame Ducaale iyo dhammaan saraakiisha, hawlwadeennada, Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay Tacsi tiiraanya badan u dirayaan Maxamed Ibraahim (Colaad) iyo Reer Gaba-xaddi oo dhan, geeridda xaqa ah ee ku timi Marxuum Axmed Yaasiin Gaba-xaddi, oo 18/11/2017, ku geeriyoodey Dalka Imaaraadka Carabta.

Alle ha u naxariisto, samir iyo iimaan sugan oo saadiq ahna Ilaahay ha ka siiyo qoyskiisa, eheladiisa, iyo asxaabtiisii.

Waxa aannu Ilaahay uga baryaynaa inuu marxuumka Eebbaheen Jannadii Fardowsa ku abaalmariyo, qabrigana uga dhigo beer ka mid ah beeraha jannada.

Aamiin. Aamiin.

 
,, ,,,.