Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Header" sidebar. Defaulting to "sidebar-1". Manually set the id to "sidebar-1" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Main Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-2". Manually set the id to "sidebar-2" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Secondary Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-3". Manually set the id to "sidebar-3" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Side Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-4". Manually set the id to "sidebar-4" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Inner Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-5". Manually set the id to "sidebar-5" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Post Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-6". Manually set the id to "sidebar-6" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Page Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-7". Manually set the id to "sidebar-7" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Far Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-8". Manually set the id to "sidebar-8" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 742 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 886 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1010 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1203 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1320 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1426 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1511 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1618 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeList is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeLatestList is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeTopStory is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeThumbs is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeImageDay is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeVideo is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMTagMatch is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeBanner is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Maxaa Laga Filanayaa Madaxweynaha Cusub? Weriye Barkhad-ladiif | SDWO.COM & SomalilandNews
Monday, November 29th, 2021
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                          SomalilandNews

YOUR ARTICLES

Welcome To  SomalilandNews -------     SomalilandNews  -------   SomalilandNews ----- SomalilandNews

Maxaa Laga Filanayaa Madaxweynaha Cusub? Weriye Barkhad-ladiif

Published on November 25, 2017 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Marxaladu marba meel bay taagan tahay, mar olole taagnayd, marna kee baa codad badan bay maraysay, marna yaa guulaystay bay maraysay, maanta waxay maraysa maxa laga filan karaa mar hadii uu hadda madaxweyne rasmiya noqday Muuse Biixi Cabdi.

23794883_1956820024333408_2863105999638389785_n

Madaxweyne Muuse Biixi wuxuu ku soo beegmay wakhti adag, shacab nolol adag ku jira, sicir bararka iyo duruufaha nololeed ee jira oo ah mid quus ku riday rajaddii shacabkan ka aaminsana dawladnimadda iyo siyaasi kasta oo shacabka ka dalbada inuu wax qaban doono haddii la doorto.

Taas-na waxa ku daliil ah markii diiwaangalinta codbixiyeyaasha la bixinayey sida aanay dadku badankooddu ugu soo wada bixin ama u wada qaadan kaadhka doorashadda,isla markaana inta qaadatayna cago jiid iyo wacyigalin badan oo la sameeyey ayey ku qaateen tiradan yar ee qaadatay, waana tusaalaha ku muujinaya siday dadkani uga niyad jabeen cid dambe oo ay doortaan.

haddaba, dadku wax badan bay ka filanaayaan oo dan caam ah, kama hadlayo shakhsiyaadka kooban ee u taageerayey dan shakhsi aad ka heshid ama dan qoys u taageerayey, haseyeeshee afartanka milyan ee uu xukumi doonna waxay u baahan yihiin qodobadan soo socda inuu ku dhaqaaqo ama qayb ka mid ah fuliyo.

  1. Inuu dhiso wasiiro tiro yar oo tayo badan.
  2. Inuu qoyskiisa iyo dadka deegaankiisa ka soo jeedo ku dhex milmin siyaasada iyo meelaha laga arrimiyo.
  3. Inuu la dagaalamo musuqmasuqa, Cadaalad daradda, sharci jabinta iyo sinaan la’aanta.
  4. In wiilka agoonka ah ama qoyska beelaha tiradda yar ka soo jeeda aanu u baahan xildhibaan, oday iyo wasiir uu dhaq-dhaqaajiyo ee uu ku kalsoonaado aqoontiisa iyo xirfadiisa inuu wax ku heli karo.
  5. In dantiisa gaar ah ka horumariyo danta caamka ah, waayo maanta waa nin oday ah kama werwariyo gaajo iyo hadii uu sii noolaado wuxuu cuni doono, waa inuu dhaxal muuqda oo lagu xasuusto sida madaxweynaha Turkiga iyo Ra’isal wasaarihii hore ee Maleeshiya oo kale noqdaa kuna daydo.
  6. Inuu xilalka uu magacabi doonno uu doorkan ka wada dhigo reer walba ka ugu tiradda yar oo 27 sanno aanan xilal loo magacaabin, oo uu doorkan qadiyo reer walba kuwo isku tiriyo inay laan dheere yihiin ama ka badan yihiin reeraha kale oo mar walba tiro badnaan wasiir ku hella.

Markaa  waa inuu laandheere iyo laangabnimadda soo afjaro oo uu ku doorto aqoontiisa, kartiidiisa iyo shaqadaasi ma ka soo bixi karaa.

  1. In aanu dadka u kala saarin kuwii codka siiyey iyo kuwo aan codka siin ee uu aqoonsado inuu kuwii u codeeyey iyo kuwii ka codeeyeyba inuu madaxweyne u wada yahay.
  2. In saami qaybsiga beelaha ku celiyo sidii uu madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal u qaybin jiray oo uu wasiiradda ugu calculus uu siin jiray beelaha darafyadda, sida Maxkamadda sare, gudoomiyaha golaha Wakiiladda, wasiirka Arrimaha Dibadda, wasaarada Maaliyadda iyo wasaaradaha calculus ee xukuumadda si ay usoo baxdo sawir fiican oo lagu doodi karo in la wada leeyahay, caalamkana loo tuso iyo shacabka darafyaddaba in wadankan loo wada siman yahay oo la wada leeyahay.
  3. Inuu daganaan, dhagaysi badan iyo dul qaad badan u yeesho caqabadaha ka hor iman kara waayo dadku waxay madaxweynaha cusub ee Muuse Biixi ka aaminsan yihiin inuu yahay kalitalisnimo iyo mucangagnimo, taasna uu dhinac iskaga leexiyo.
  4. Inuu dhiirigaliyo wax soo saarka Beeraha, dhaqaalaynta reer Miyiga iyo xoolaha.
  5. Inuu wadanka ka hirgaliyo warshaddo wax soo saar si wadanku u noqdo mid isku filan oo ugu yaraan cuntadiisa iyo waxyaalaha duruuriga ah soo saaran karo.
  6. Inuu xakameeyo ganacsataddan awoodda badan ee waxay doonaan sameeya ee macaashka badan ka sameeya danyarta iyo dadka jilicdasan ee gargaarka u baahan, inkastoo arrintaasi adag tahay oo doorkan ganacsataddu saamayn ku lahaayeen arrimaha doorashooyinka iyo xisbiyadda.
  7. Ugu dambeyntii inuu xukuumaddiisa ku yareeyo qurbo joogta iyo qof kasta oo ka soo shaqeeyey hay’adaha caalamiga iyo ururadda bulshadda, kuwaas oo daraasado badan oo la sameeyey la ogaaday inay yihiin dadka ugu musuqmaasuqa badan oo hantidda umadda ee lagu aaminay u isticmaala hanti ay iyagu kaligood shaqaysteen.

23794883_1956820024333408_2863105999638389785_n

By: Weriye Barkhad-ladiif M. Cumar

WordPress database error: [Unknown column 'wp_comments.comment_ID' in 'field list']
SELECT SQL_CALC_FOUND_ROWS wp_comments.comment_ID FROM wp_comments WHERE ( comment_approved = '1' ) AND comment_post_ID = 36082 ORDER BY wp_comments.comment_date_gmt ASC, wp_comments.comment_ID ASC

 
,, ,,,.
Notice: Undefined index: title_invert in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1043

Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1048 Notice: Undefined index: title_link in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1051 SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...