Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Header" sidebar. Defaulting to "sidebar-1". Manually set the id to "sidebar-1" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Main Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-2". Manually set the id to "sidebar-2" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Secondary Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-3". Manually set the id to "sidebar-3" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Side Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-4". Manually set the id to "sidebar-4" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Inner Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-5". Manually set the id to "sidebar-5" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Post Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-6". Manually set the id to "sidebar-6" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Page Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-7". Manually set the id to "sidebar-7" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Notice: register_sidebar was called incorrectly. No id was set in the arguments array for the "Far Column" sidebar. Defaulting to "sidebar-8". Manually set the id to "sidebar-8" to silence this notice and keep existing sidebar content. Please see Debugging in WordPress for more information. (This message was added in version 4.2.0.) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5663 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 742 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 886 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1010 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1203 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1320 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1426 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1511 Deprecated: Function create_function() is deprecated in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1618 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeList is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeLatestList is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeTopStory is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeThumbs is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeImageDay is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeVideo is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMTagMatch is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Deprecated: The called constructor method for WP_Widget in PMThemeBanner is deprecated since version 4.3.0! Use __construct() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5304 Ergadii Guurtidda Ee Xalinta Shaqaaqadii Ceel Af-weyn Oo Sheegay In Ay Guul Ka Gaadheen | SDWO.COM & SomalilandNews
Monday, November 29th, 2021
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                          SomalilandNews

YOUR ARTICLES

Welcome To  SomalilandNews -------     SomalilandNews  -------   SomalilandNews ----- SomalilandNews

Ergadii Guurtidda Ee Xalinta Shaqaaqadii Ceel Af-weyn Oo Sheegay In Ay Guul Ka Gaadheen

Published on November 26, 2017 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Ergadii golaha Guurtidda Somaliland ee loo xil saaray   xalinta shaqaaqadii  beelaha ku dhexmartay degaanka Ceel-af-weyn ee gobolka Sanaag ayaa sheegay in ay guul ka gaadheen hawshaasi.

golaha-guurtida-khilaafka-kulmiye

Waxaanay guddiddaasi  fadhigii maanta  ee golaha Guurtidda   mudaneyaasha   warbixin ka siiyeen sida ay dhex-dhexaadinta arrinkaasi ugu guulaysteen bilaw ilaa dhamaad  iyo dariiqa ay u mareen.

Fadhiga golaha oo uu shir-gudoominayay guddoomiyaha golahaasi Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa xubnaha guddida ahaa waxay  sheegeen in ay ku soo guulaysteen hawshii loo diray, isla markaana ay  nabad ka dhex dhaliyeen labadda dhinac.

Guddoomiyihii gudidaasi xildhibaan Axmed Daahir Maxamuud (jirde),  ayaa mudaneyaasha  faahfaahin ka   siiyay  sidii ay u guddo galeen soo   af-jarida colaadii labadda beelood iyo waxyaabaha ay ku guulaysteen.

Waxaanu sheegay in markii ay gaadheen degaankii dirirtu ka dhacday in ay kulamo xog waraysi iyo xog ogaal u noqosho ah  la qaateen maamulka gobolka Sanaag, taliyeyaasha amaanka iyo ergooyinkii halkaa hore u joogay.

Xildhibaan Axmed Daahir Jirde, oo ka warbixinayay khasaarihii  ka dhashay dagaalka labada beelood iyo sidii ay xalinta arrintaasi u guddo galeen, waxa uu yidhi “Dhimashadii shaqaaqadaasi ka dhacday waxay ahayd, marka la isku darro labadda dhinac 22 ruux.  Kadib waraysiyo, waxaanu la kulanay gudiyo xidheyaal u ah labadda dhinac, oo degaankaasi ku sugnaa.

Markii aanu arrintii guddo galnay, waxaa la isla qaatay in Magg la kala qaato. Maggtii la kala qaadanayay-na waxaa lagu qorsheeyay in qofkii dhintayba laga bixiyo 130 Halaad oo dhogor ah. Waxaananu u kala qaadnay, duugtii ama aaskii  oo qofkii-ba laga bixiyay lacag dhan $1000 dollar, iyad-na waanu u kala qaadnay”.

Geesta kale xildhibaan C/raxmaan Cismaan Maxamuud (Qadhan), oo isna gudidaasi ka mid ahaa ayaa  ka waramay qodobadda ay ku soo gunaanadeen xalinta hawshaasi u dhaxaysay labadda beelood. “Hawshaasi waanu soo dhamaynay, go’aankayaga ayay ku qornayd in maamulka gobolku uu fuliyo hawshaasi, wixii mar danbe ka yimaadda iyo dhacdo yar oo ka danbaysay, oo ganaax u baahnayd.

Sidii ku qornayd heshiiskii aanu ku xalinaynay, oo cidii shaqsi ah ee dib ugu noqota fal kale in laga qaado $20,000   oo ganaax ah. ganaaxaasina wuu fulay, oo $20,000 kii kun ee u horeeyay waa laga qaaday, maamulka gobolka ayaana fuliyay”.

Dhinaca kale guddoomiyaha golaha Guurtidda ayaa xildhibaanadan guddida ah iyo ergooyinkii kaleba  uga mahad naqay sida fiican ee ay uga shaqeeyeen soo af-jaridda shaqaaqadan beelaha u dhaxaysa.

“Hawl fiican ayaa halkaa (Ceel af-weyn) ka qabsoontay. Haddii ay tahay beelaha, ciidamadda iyo ergooyinkii ay guddidan Guurtidu ka mid ahayd, cid waliba si fiican ayay hawsheedda u qabsatay” ayuu yidhi Saleebaan Maxamuud Aadan.

Ugu danbayn, guddoomiye Saleebaan ayaa sidoo kale ka  codsaday guddidii guurtidda ahayd ee ay hore ugu  direen   xalinta shaqaaqadii ka dhacday dhinaca degaanka galbeedka  gaar ahaana  Xariirad in iyag-na warbixintoodda ay golaha hor keenaan fadhiga  xiga.

 

 

SDWO/Hargeisa Office

WordPress database error: [Unknown column 'wp_comments.comment_ID' in 'field list']
SELECT SQL_CALC_FOUND_ROWS wp_comments.comment_ID FROM wp_comments WHERE ( comment_approved = '1' ) AND comment_post_ID = 36160 ORDER BY wp_comments.comment_date_gmt ASC, wp_comments.comment_ID ASC

 
,, ,,,.
Notice: Undefined index: title_invert in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1043

Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1048 Notice: Undefined index: title_link in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1051 SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...
Notice: Undefined index: switch_images in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1066

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Notice: Undefined index: less_content in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-content/themes/playmaker-theme/functions.php on line 1079 Deprecated: the_content_rss is deprecated since version 2.9.0! Use the_content_feed() instead. in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/functions.php on line 5211 Notice: Undefined variable: excerpt in /customers/2/a/9/sdwo.com/httpd.www/wp-includes/deprecated.php on line 1712 Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...