Wednesday, April 1st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub

Published on November 26, 2017 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Siyaasi Baashe Cabdi Gaboobe, oo ka tirsan xisbiga Kulmiye ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee la doortay, isagoo si weyn u amaanay doorashaddii madaxtooyadda ee dalka ka dhacday 13-kii bishan.

Baashe

Waxaanu sheegay in doorashadii Somaliland ka dhacday dhawaan aanu weli nooceedu hore uga dhicin wadamadda qaaradda Afrika, isla markaana ay ahayd mid ka turjumaysa heerka ay Somaliland ka gaadhay dawladnimadda iyo dimoqraadiyadda.

Daawo:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.