Thursday, December 14th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Bristol: Jaaliyada Somaliland ee ku nool magaalad Bristol oo xaflad balaadhan ku hambalyeysay Madaxeynaha Cusub ee la doortay Muuse Biixi Cabdi iyo Madxweyne Kuxigeenka Cabdilaahi Saylici

Published on December 4, 2017 by   ·   No Comments

Xalay oo isniini soo gelaysay waxa magaalada Bristol lagu qabtay xaflad balaadhan oo boqolaal qof ka soo qaybgaleen oo lagu hanbalyeynayey madaxweynaha cusub iyo kuxigeenkiisa.  Dadka ayaa ka kala yimid inta badan magalaada Biristol,  London, Cardiff iyo magaalooyinka kale ee u dhowdhow.   Halkaasi waxa laga jeediyey qudbado kala duwan oo iskugu Jira hanblayo iyo soo dhoweyn madaxweynaha cusub Mudane Muuse Biixi Cabdi.   Waxa iyaguna halkaas dadka heeso qiiro leh ku madadaaliyey fanantiina Nuur Daalacay iyo Nimco yaasin oo qaaday heeso qiiro leh oo luxay qalbiyadii dadkii goobta ku sugnaa.  Waxa kale oo goob jog ka ahaa tv ga bbc da ingiriiska oo warkoogii saaka ku soo daray sidey xafladii u dhacday

Clip kan sare waa warkii TV ga BBC da iyo sidii ay uga warantay xafladii xalay

 

IMG-20171204-WA0067 IMG-20171204-WA0065 IMG-20171204-WA0064

IMG-20171204-WA0052 IMG-20171204-WA0051 IMG-20171204-WA0050

Xaflada waxaa kazoo qaybgalay gudida Fulinta G/Xigeenka koowaad Ahmed Abdillaahi Axda iyo Xidhiidhiyah guud kulmiye uk Jaamac Ali Muse, waxaa kaloo kazoo qayb galay warbaahinta xorta ah sida Tv qaranka, Horn cable Tv. BBC da, waxaa kaloo goobta xafladu kadhacaysay soo buux dhaafiyay dad wayne aad ubadan oo aad wajiyadooda kadheehaynaysay farxad iyo sida ay ugu hanwaynyihiin inay J/ barakaysan ee Slnd noqoto mid harumar iyo Guul kusii talaabsata, Xafladu guud ahaan waxayna kubilaabantay kunasoo dhamaatay guul iyo gobanimo

IMG-20171204-WA0049 IMG-20171204-WA0048 IMG-20171204-WA0047

IMG-20171204-WA0010

IMG-20171204-WA0046 IMG-20171204-WA0045 IMG-20171204-WA0044 IMG-20171204-WA0041 IMG-20171204-WA0040 IMG-20171204-WA0039 IMG-20171204-WA0037 IMG-20171204-WA0036 IMG-20171204-WA0033 IMG-20171204-WA0032 IMG-20171204-WA0031 IMG-20171204-WA0030 IMG-20171204-WA0029 IMG-20171204-WA0028 IMG-20171204-WA0027 IMG-20171204-WA0026 IMG-20171204-WA0024 IMG-20171204-WA0023 IMG-20171204-WA0022 IMG-20171204-WA0021 IMG-20171204-WA0019 IMG-20171204-WA0018 IMG-20171204-WA0017 IMG-20171204-WA0012 IMG-20171204-WA0011 brstolklm9 brstolklm8 brstolklm7 brstolklm6 brstolklm5

nimco nuur

brstolklm4 brstolklm3 brstolklm2 brstolklm1

 
,, ,,,.