Thursday, December 14th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

USA: Shirkada Dahabshiil oo Maxkamada Sare ee Racfaanka Kaga guulaystay qoyskii Fanaanadii Saado Cali oo Dacwada ka dhan ah ku soo oogey

Published on December 4, 2017 by   ·   No Comments

Dacwadan ayaa waxa hor kacayey wiil at dhashay fanaanada lagu dilay magalada muqdisho Xarbi Xuseen iyo qoyskiisa Ayanle Cali, Raaqiya Cali iyo Maryan Cali. Dacwada ay isku deyeen inay ku eedeeyaan ayaa ahayd in shirkada dahabshiil ay xidhiidh la leedahay kooxaha argagaxsida oo ay maalgeliso.

Dacwada ayey shirkada dahabshiil ku soo oogee bishii April 2016kii. Maxkmada ayaa denbi ku weyday shirkada 27kii January 2017, hase yeeshee waxa racafaan ka qaatay qoyskan Sado cali oo u gudiyey maxkamada sare ee racafaanka.   Maxkmada ayaa go,aan ka soo saartya bishan December koowdeedii in eedemahii loo soo jeediyey lagu waayey shirkada Dahabshiil.

US-AppealsCourt

 
,, ,,,.