Thursday, December 14th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Maayarka Berbera Oo Ka Jawaabay Eedo Musuq Maasuq Oo Loo Jeediyay

Published on December 5, 2017 by   ·   No Comments

Berbera (SDWO): Maayarka magaaladda Berbera C/shakuur Maxamuud Cidin, ayaa  ka jawaabay  eedaymo musuq maasuq iyo in uu sifo sharci darro ah ku iibsaday dhul dan guud ah, eedahaas oo ay u soo jeediyeen xubno ka tirsan golaha degaanka Berbera.

download

C/shakuur Cidin, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa beeniyay gebi ahaanba eedaha loo jeediyay isagoo   sheegay  in aanay waxba ka jirin arrimaha la xidhiidha in uu dhul dan guudda iibsaday.

Daawo Shirkiisa Jaraa’id:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.