Thursday, December 14th, 2017
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Abwaan Laab-saalax Oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistiisa

Published on December 5, 2017 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha koox-faneedka Xidigaha Geeska oo ka dhisan magaaladda Hargaysa abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (laab-saalax), ayaa markii u horaysay ka hadlay warka la xidhiidha in laga qaaday xilka kooxdaasi.

IMG-20170611-WA0082

Kadib markii laba maalmood ka hor qoral xil ka qaadis ah  ay soo saareen qaar ka mid ah fanaaniinta  kooxda xidigaha Geeska oo ay ku sheegeen in ay xilka ka qaadeen Xasan Dhuxul, oo isagu muddo badan guddoomiye u ahaa.

Xasan Laab-saalax, oo maanta magaaladda Hargaysa kula hadlay warbaahinta ayaa xusay in aanu jirin wax khilaaf ah oo ka dhex jira kooxda xidigaha Geeska, isla markaana uu hore kooxda ugu sheegay in u xilka guddoomiyenimo ka tegayo sababo u gaarra awgeed.

Halkan Ka Daawo:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.