Tuesday, October 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Jabuuti

Published on January 6, 2018 by   ·   No Comments

Hargeysa(SDWO):Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safar ugu kicitimay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo madaxweynuhu uu ka helay marti-qaad rasmi ah, isagoo ka dhoofay garoonka diyaaraha ee Cigaal International Airport, salaan sharafna ka qaatay cutub ka mida ciidamada.

26230018_1520799001367281_2694146132476167204_n

Safarka madaxweynaha ayaa qaadan doona maalmo kooban, waxaana marti-qaad rasmi ah u soo diray madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle waxaanu safarkani noqon doonaa mid sii xoojiya wada shaqaynta labada dal ee walaalaha isla markaana jaarnimadu ka dhaxayso.

Iyadoo  ay labada madaxweyne ka wada hadli-doonaan xidhiidhka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal ee Somaliland iyo Jabuuti.

26168179_1520799624700552_9011871017848926296_n 26168580_1520799331367248_2370507949052444865_n 26168996_1520798348034013_6380978863856995456_n 26169118_1520799954700519_1140841070777562905_n

Madaxweynaha Waxa Safarka ku wehelinaayey:

  1. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire
  2. Wasiirka waxbarashada iyo Sayniska, Md. Yaasiin X Maxamuud Xiir (Faratoon)
  3. Wasiirka Caddaalada, Md. Cabdiqani Maxamuud Cateeye
  4. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Sareeye gaas Cabdilaahi Fadal Imaan
  5. Taliyaha Ciidanka Badda Somaliland, Sareeyo guuto Cabdi Xirsi Ducaale

26230018_1520799001367281_2694146132476167204_n 26219144_1520798138034034_1627902622354522160_n

Sidoo kale waxa safarka madaxweynaha ka mid ahaa:

  1. Weriye Ridwaan Caydiid Ismaacil (Akiid)
  2. Ibraahim Cabdiqaadir Ibraahim (Eagle).

 

_n (1) 26167592_1520799048033943_838680334445170942_n 26167789_1520799884700526_5372211072248766288_n 26168179_1520799624700552_9011871017848926296_n 26168580_1520799331367248_2370507949052444865_n 26168996_1520798348034013_6380978863856995456_n 26169118_1520799954700519_1140841070777562905_n 26169234_1520798674700647_9085899654929856733_n 26169425_1520798731367308_3222108880775215156_n 26169812_1520799641367217_5406669236145729334_n 26170023_1520798161367365_6527600628990723599_n 26170031_1520799018033946_6801907644229427418_n 26195400_1520798151367366_1241866320739077739_n 26219144_1520798138034034_1627902622354522160_n 26230018_1520799001367281_2694146132476167204_n 26239536_1520799638033884_3207082492313774651_n

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.