Sunday, April 22nd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Guddoomiyaha SOLJA Oo Canbeereeyay 2 Weriye Oo Maxkamadda Awdal Xukun Ku Riday

Published on January 7, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Ururka suxufiyiinta jamhuuriyadda Somaliland ee SOLJA ayaa canbaareeyay xukunno ay maxkamadda gobolka Awdal  maanta  ku riday 2 weriye oo midkiiba lagu xukumay min laba sanadood oo xadhig ah.

Xutow

Guddoomiyaha ururka SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (xuuto), oo maanta  shir ajraa’id ku qabtay xarunta ururka ee magaaladda Hargaysa ayaa xadhiga labadda weriye ku tilmaamay  dhacdo cusub oo sanadkan 2018-ka ay la kowsatay warbaahinta Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Shirka Jaraa’id:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.