Sunday, April 22nd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

6 Qof Oo Ku Dhaawacmay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Meel U Dhaxaysa Berbera iyo Burco

Published on January 7, 2018 by   ·   No Comments

Berbera (SDWO): Lix qof ayaa ku dhaawacmay shil baabuur oo maanta gelinkii hore abaarro 11-kii duhurnimo  ka dhacay meel qiyastii 20KM oo dhinaca bari ah ka xigta magaaladda Berbera.

download

Gaadhiga qalibmay oo noociisu Bas ahaa, isla markaana ay lahayd shirkadda gaadiidka ee Salaama ayaa   siday dad rakaab ah ayaa ka soo baxay magaaladda Burco xiliga uu shilku haleelay.

Lixda qof ee shilkaasi ku dhaawacmay ayaa ayaa la sheegay in 2 ka mid ah dhaawacoodu halis yahay, iyadoo dhamaanba dadka shilkaasi ku dhaawacmay loola soo cararay cusbitaalka guud ee magaaladda Berbera oo lagu daawaynayo.

Qaar  ka mid ahaa dadkii ka bad-baaday shilkaasi ayaa weriyeyaal goobta shilku ka dhacay tegay uga waramay sida shilku u dhacay iyo tiradda dadka halkaasi ku dhaawacmay.

Halka Ka Daawo:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.