Tuesday, October 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Ka Dhacay Tuko-raq iyo Fariin Ay Puntland U Jeedisay

Published on January 8, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda  jamhuuriyadda Somaliland ayaa ku eedaysay dawladda federaalka Xamar in ay ku kacday falal xaalad abuur ah   iyo  tallaabooyin nabadgelyadda wax u dhimaya oo ay ka waddo gobollo Somaliland ka tirsan.

download

Taasoo keentay in saaka ciidamadda qalabka sida ee jamhuuriyadda Somaliland ay weerar ku qaadeen kooxo ka tirsan maamulka Puntland  degaanka Tuko-raq iyo meelo u dhaw oo ka tirsan dhulka Somaliland.

Wasiirka warfaafinta Somaliland C/raxmaan C/laahi Faarax (Guribarwaaqo), oo maanta shir  jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargaysa ayaa ku eedeeyay Puntland iyo maamulka Xamar in aanay Somaliland u dul qaadan doonin xad-gudubka ay ku samaysay dhulka Somaliland.

Halkan Ka Daawo:

SDWO/Hargeisa Office

 

 
,, ,,,.