Tuesday, October 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Bille Rafle Oo Ka Hadlay Rejadda Uga Muuqata Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya

Published on January 9, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Bille Rafle Guuleed, oo sanadihii sideetamaadkii badhasaab ka ahaa goboladda Togdheer iyo Maroodijeex ayaa aragti  cilmiyaysan ka bixiyay wadahadaladda u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

Bille Rafle, oo sanadahan danbe  ku nool magaaladda Jigjiga ee dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya, balse imika booqasho ku jooga magaaladda Hargaysa ayaa rejo ka muujiyay in ay midho dhalaan wadahadaladaasi.

download (2)

Isagoo hadal ka jeediyay munaasibad qaddo ah oo uu guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani,  waxa uu Bille sheegay in uu dareensan yahay wax badan oo rejo ku abuuray ay uga muuqdaan wadahadaladaasi.

Halkan Ka Daawo:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.