Sunday, April 22nd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Badhasaabka Gabiley Oo Kulan La Yeeshay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Tuullooyinka Gobolka

Published on January 12, 2018 by   ·   No Comments

Gabiley (SDWO): Badhasaabka gobolka  Gabiley Xamse Maxamed Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaada gobolkaasi.

download

Kulankaasi ayaa lagu tilmaamay mid lagaga arrinsanayay sidii maamulka gobolka iyo ka degaamadda hoos yimaadda ay u wada shaqayn lahaayeen, isla markaana si dhaw ay ula socon lahaayeen xaaladda guud ee gobolka.

Xamse Cabdi Maxamed,  ayaa warbaahinta uga warbixiyay u jeedadda  kulankaasi:

SDWO/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.