Tuesday, July 17th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daawo: Bulshadda Alaybaday Oo Isku Kaashaday Olole Lagu Dabar Jarayo Geedka Garan Waaga

Published on January 12, 2018 by   ·   No Comments

Allaybaday (SDWO): Guddoomiyaha magaaladda Alaybaday iyo bulshadda magaaladaasi ayaa maanta bilaabay  hawl gal balaadhan oo lagu jarayo geedka loo yaqaano Garan-waaga oo xidhay meelo badan oo magaaladda ka mid ah.

Geed images

Ololahan oo uu hor kacayo guddoomiyaha Alaybaday ayaa lagu jaray boqolaal geed oo ka mid ah Garan-waaga, iyadoo ay sheegeen dadweynuhu in geedkaasi uu dhibaato ku hayo dhulka iyo magaaladaba.

Daawo Hawl-galkaasi:

SDWO/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.