Tuesday, January 23rd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasiirka Ciyaaraha Oo Burco Ku Soo Bandhigay Qorshe Shaqa Abuur Loogu Samaynayo Adayda Jamacada Ka Qalin Jebiyay

Published on January 12, 2018 by   ·   No Comments

Tuko-raq (SDWO): Wefti uu hogaaminayay  wasiirka wasaaradda Cayaaraha Somaliland Yuusuf Maxamed   Mire (Boos),  ayaa magalada Burco  ka bilaabay qorshe shaqo abuur  loogu samaynayo ardayda ka qalin jabisay Jaamacadaha dalka.

2A5A4921

Wasiirka   iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukumada Somaliland ayaa ka hadlay arrinta shaqo abuurka dhalinyarada jaamacadaha ka baxay.

 

Halkan Ka Daawo Hadaladda Wasiirka iyo Masuuliyiinta Kale:

SDWO/Hargeisa

 
,, ,,,.