Thursday, May 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Guddiga Wax Ka Qabashadda Sicir Bararka Oo Faahfahin Ka Bixiyay Halka Wax U Marayaan

Published on February 7, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Gudigii uu madaxweynaha Somaliland u xil saaray wax ka qabashadda sicir bararka iyo qiimo dhaca lacagta shillinka Somaliland ayaa ka hadlay halkay u marayaan hawlaha ka soo tallo bixinta.

download (1)

Xasan Maxamed Gaafaadhi wasiiirka xanaanadda xoolaha iyo horumarinya kalluumaysiga  oo xubin ka ah gudigaasi oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qodobo badan oo arrinkaasi wax lagaga qabanayo ay soo diyaariyeen.

Iyadoo  waxyaabaha ay isla soo eegeen in ay ka mid tahay siyaasadda lacagta iyo sidii baanka dhexe iyo maaliyadu nidaam lacageed oo ay ka midaysan yihiin loo raaci lahaa.

Daawo Hadalka Wasiirka oo Faahfaahsan:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.