Monday, October 22nd, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xukuumadda Somaliland Oo Shaacisay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Xayawaanka Diinka Oo Dalka Laga Dhoofinayay

Published on February 11, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horaysay shaacisay in ay  soo qabteen Diin fara badan oo si sharci darro ah dalka looga dhoofinayay, gaadiidka lagu qaadayay iyo dadkii ka ganacsanayayba.

download

Sida ay shaaciyeen wasiirka wasaaradda degaanka, khayraadka dabiiciga ah  iyo horumarinta reer miyiga jamhuuriyadda Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare,  iyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay.

Halkan Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.