Saturday, February 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland Oo Gaadhay Buuhoodle

Published on February 11, 2018 by   ·   No Comments

Buuhoodle (SDWO): Wasiirka wasaaradda hawlaha guud, gaadiidka iyo guriyaynta Somaliland C/rashiid Ducaale Qambi, oo gaadhay magaaladda Buuhoodle ayaa halkaasi si balaadhan loogu soo dhaweeyay.

download

Wasiir Qambi, ayaa noqonaya masuulkii ugu sareeyay ee ka socda xukuumadda madaxweyne Biixi oo gaadha Buuhoodle, iyadoo safarkiisuna uu la xidhiidho u kuurgelidda xaaladda nololeed ee dadka degaankaasi.

Waxaana wasiirka soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay madax dhaqameedka, siyaasiyiin, ardayda dugsiya iyo dadweyne kaloo aad u fara badnaa.

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.