Thursday, August 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasaaradda Ganacsiga iyo Shirkaddo Kulan Ka Yeeshay Korodh Ku Yimid Qiimaha Shiidaalka

Published on February 11, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Xukuumadda jamhuuriyadda Somaliland iyo masuuliyiinta shirkadaha shiidaalka soo dejiya ayaa kulan ka yeeshay kor u kac la sheegay in uu maalmahan ku yimid qiimaha lagu iibiya shiidaalka.

images

Waxaana jirtay dhawrkii maalmood ee u danbeeyay ay soo baxayeen warar sheegaya inuu kordhay qiimihii hore ee lagu iibin jiray shiidaalka, taasoo keentay in ay shirk a yeesheen shirkadaha iyo wasaaradda ganacsigu.

Kulankaasi markii uu soo dhamaaday ayaa waxa warbaahinta si wada jir ah ula hadlay wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland masuuliyiinta qaar ka mid ah shirkadaha shiidaalka soo dejiya.

Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.