Thursday, May 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Guddoomiyaha Waddani Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay In Uu Xilka Ka Qaado Wasiir Sacad iyo Baashe Cawil

Published on February 12, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa  ugu baaqay madaxweyne Muuse Biixi in uu xilka ka qaado wasiirka arrimaha dibadda iyo safiirka imaaraadka u qaabilsan Somaliland oo uu ku eedeeyay in ay danbi qaran galeen.

download

Hadalka C/raxmaan Cirro ayaa ka danbeeyay shirkad maalgashi oo la sheegay in ay shuraako ku yihiin wasiir Sacad iyo danjire Baashe, taasoo maalmahan danbe ay warbaahinta guduhu aad uga hadashay.

C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta guud ee xisbiga Waddani ee magaaladda Hargaysa waxa kaloo uu ka hadlay kulankii ay la yeesheen madaxweyne Muuse Biixi.

Halkan Hoose Ka Daawo Shirka Jaraa’id Ee Cirro:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.