Thursday, May 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

“C/raxmaan Cirro tallo qaldan ayaa la siiyay, shirkadaasina Somaliland ayaa leh”… wasiir Sacad

Published on February 12, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay guddoomiyaha Waddani oo la xidhiidhay in wasiirka iyo danjiraha Somaliland u qaabilsan imaaraadka carabta ay danbi qaran galeen.

download (1)

Dr. Sacad Cali Shirre, oo ay weriyeyaashu waydiiyeen waxa uu kaga jawaabayo eedaynta Cirro ayaa sheegay in guddoomiyaha Waddani taloo qaldan la soo siiyay, isla markaana hadalka Cirro u muuqdo mid aan sax ahayn.

Waxaanu isaga difaacay eedahaasi ah in isaga iyo Baashe Cawil ay wada leeyihiin shirkadda maalgashi in shirkadaasi ay leedahay dawladda Somaliland, balse isaga iyo Baashe ay ku qoran yihiin liisanka  guddiga shirkadda.

Daawo Jawaabta Wasiir Sacad:

SDWO/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.