Saturday, February 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Ragg Ka Ganacsanayay Diinka Oo Xukun Lagu Riday

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Maxkamadda degmadda Hargaysa ayaa maanta xukunno ku riday shan qof oo ku eedaysnaa in ay si sharci darro ah uga ganacsanayeen xayawaanka Diinka, oo dhawaan laga soo qabtay degaanka degmadda Cadaadlay.

IMG_DFD443-C47D83-51B8BD-18EA12-A6EF8A-360716

Shantan qof oo dhegaysiga dacwadoodu shalay ka bilaabantay maxkamadda degmadda Hargaysa ayaa laba ka mid ah iyagoo maqan xukunku ku dhacay, halka  saddexda kale-na ay joogeen, adib markii ay qirteen danbiga lagu soo eedeeyay.

Guddoomiyaha maxkamadda degmadda Hargaysa C/rashiid Beer-geel ayaa ku dhawaaqay xukunkaasi.

Daawo:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.