Sunday, May 31st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasiirka Warfaafinta oo shaqadii ka fadhiisiyey dhamaan weriyayaashii shirka jaraaid qabtay ee ka hor yimid isku shaandhayntiisii shalqaalaha wasaarada

Published on February 28, 2018 by   ·   No Comments

Qoraal uu ku saxeexanyahay wasiirka warfafinta Cabdiraxman Guri Barwaaqo ayaa shaaca lagaga qaaday in dhamaan shaqadii laga fadhiisiyey 24kii weriye ee ugu caansanaa Somaliland ee dhowaan shirka jaraaid qabtay ee ku dhaleeceeyay habka uu u maray  wasiirku isku shaandhayntii shaqaalaha.    Goobaha lagu shaaheeyo ayaa manta aad loogu hadalhayey go,aanka shaqadii iyo mushaharkiiba lagaga jaray weriyayaashii soo shaqaynayey ilaa iyo bilowgii radio hargeysa markuu xataa yaaley baligubadle.  Waana raggii soo gaadhsiiyey wasaaradu heerkan ay maanta marayso ee uu ku amar  kutaaglaynayo wasiirka cusubi.

Wasaaradan ayaa qarka u saran burbur hadaan loo soo gurmanin maadaama weriyayaashii hogaanka u ahaa warfaafinta dalka laga hor joogsaday inay soo galaan xayndaabka wasaarada.   Wasiirka ayaa ciidamo ku dalbaday ayaa la sheegay agaasimahii TV ga qaranka Khadar Cakule oo u wasiirku sheegay inuu xillka ka qaaday

wwarfaafintawaraq

 
,, ,,,.