Sunday, May 31st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasiirka Warfaafinta Oo Wareegto Anshax Marin Ah Ka Soo Saaray Weriyeyaashii iyo Masuuliyiintii Dhawaan Cabashadda Sameeyay

Published on February 28, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa ganaax shaqo joojin iyo mushahar ka hakin ah ku riday 24 ka mid ah shaqaalaha wasaaradda oo dhawaan eedo warbaahinta u mariyay wasiirka.

Wareegto anshax marin  ah ee wasiirku soo saaray ayaa lagu sheegay in shaqaalahaasi aanay muddo saddex bilood ah wax shaqo ah qaban Karin, mushaharna aanay qaadan Karin, isla markaana mudadaa wixii ka danbeeya go’aanka kama danbaysta ah laga gaadhi doono.

Waxaana  lagu sheegay  Suxufiyiintaasi in ay  ku kaceen Falal lid ku ah Waajibaadka shaqo, isla markaanna ay ku talaabsaddeen Ammar diiddo ka hor imanaysa Xeerarka iyo Waajibaadka Shaqo ee Wasaaradda Warfaafinta.

1111111nwaraq

 
,, ,,,.