Thursday, August 16th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Daraasaad laga soo diyaariyey qaab dhismeedka xukumada cusub iyo sida ay uga kala dhexmuuqdaan Beelaha Somaliland

Published on March 6, 2018 by   ·   No Comments

Daraasadani oo aan ka soo diyaarinay qaybaha kala duwan ee xukuumada cusub inta ugu muhiimsan waxay si toos ah daaha ugu faydaysaa sida ay beelaha somaliland uga kala dhex muuqdaan Xuukumada cusub ee somaliland.  Daraasadani waxay yoolka saartay.  Dhinaca Wasiirada. Wasiir kuxigeenada.  Agaasimayaasha. Hayadaha Madaxabanaan.  Badhasaabada gobolada, Safiriada,  Taliyayaasha ciidama Qaranka, Booliska iyo Asluubta iyo Maxkamada sare.

madaxtooyadaDaraasad1 Daraasad2 Daraasad3

madaxtooyada

 

 

 
,, ,,,.