Sunday, June 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

UCID Oo Iska Difaacay Eedo Uga Yimid Madaxtooyadda Somaliland

Published on March 7, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO):  Xisbiga cadaaladda iyo daryeelka Somaliland UCID ayaa ka jawaabay eedo ay hore xisbigaasi ugu jeediyeen  afhayeenka  madaxweyne Muuse Biixi.

thumb

Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga UCID oo maanta shir  jaraa’id ku qabtay Hargaysa ayaa sheegay in xisbigoodu yahay xisbi qaran, isla markaana u taagan yahay ilaalinta jiritaanka qaranimadda jamhuuriyadda Somaliland.

Daawo:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.