Sunday, June 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Xukuumadda iyo Ergadda Guurtidda Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Shaqaaqadii Ceel-Afweyn

Published on March 10, 2018 by   ·   No Comments

Ceel-Afweyn (SDWO): Xukuumadda Somaliland iyo ergadda ka socota golaha Guurtidda Somaliland ee hawlaha nabadaynta u jooga beelihii shaqaadadu ku dhexmartay Cel-Afweyn ayaa maanta si wada jira u soo saaray qodobo arrintaasi lagu xalinayo.

download (3)

Iyadoo dhinaca xukuumadda uu metelayo wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed, oo maalmahanba halkaasi u joogay sidii ay xal uga gaadhi lahaayeen soo af-jaridda colaadan u dhaxaysa labadda beelood.

Xildhibaan Maxamed Cabdiraxmaan, oo ka mid ergadda golaha Guurtidda ee hawlaha nabadaynta ah u jooga degaanka Ceel-Afweyn ayaa halkaasi ka akhriyay go’aamadda ay arrintaasi ka soo saareen.

Halkan Hoose Ka Daawo warkaasi:

SDWO/Hargeisa Somaliland

 

 
,, ,,,.