Thursday, December 13th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Oo Go’aan Ka Soo Saartay Isticmaalka Adeega Internet-ka Ee SO

Published on March 11, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa go’aan ka soo saartay in aan dalka laga isticmaali Karin adeega Internet-ka ee loo yaqaano Top-Level-Domain SO, isla markaana looga wareego adeegyadda madax banaan.

Sida lagu sheegay wareegto uu maanta  soo saara wasiirka isgaadhsiinta iyo Tgnoolajiyadda Somaliland oo nuqul ka mid ah uu soo gaadhay shebekadda SDWO, ayaa lagu sheegay in ay ka reeban tahay adeegsiga Top-Level-Domain-ka ‘so’ cid kastoo cinwaan ku lehna ay  muddo bil gudaheeda kaga wareegto.

Wareegtadan wasiirku soo saaray ayaan lagu sheegin sababta keentay in ay shirkadaha, jaamcadaha iyo xarumaha ururadda ku amraan in adeega SO laga wareego.

Qodobadda amarka ah ee ay wasaaradda isgaadhsiintu ka soo saartay  arrintaasi ayaa u dhignaa sidan:

 

Boosaha

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.