Sunday, June 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Maxkamadda Hargaysa Oo Xukun Ku Riday 3 Qof Oo Diin Ka Ganacsanayay

Published on March 11, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Maxkamadda degmadda Hargaysa ayaa maanta xukun ka soo saartay  3 nin oo  ku eedaysnaa in ay si sharci darro ah u ugaadhsanayeen xayawaanka Diinka oo dhawaan la soo qabtay.

download

Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Hargaysa C/raxmaan Beer Geel, oo xukunkaasi ku dhawaaqay ayaa tilmaamay in eedaysaneyaasha dabniga lagu soo oogay uu ku cadaaday, isla markaana ay maxkamadu xukunkaasi ku diray.

Daawo C/raxmaan Beer Gee loo Arrimahaasi Ka Hadlaya:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.