Thursday, December 13th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

“Heshiisku sidaa uu yahay ayuu ku dhamaanayaa Soomaaliya-na iyagaa Dameer ciyay iska noqonaya”… madaxweynaha Somaliland

Published on March 11, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland  ayaa  cadeeyay  in aanay Soomaaliya meeli uga banaanayn in ay kaalin ku yeelato heshiiska horumarinta dekadda Berbera, maadaama oo ay diidan tahay qaranimadda Somaliland.

images

Muuse Biixi Cabdi, ayaa riyo beena ku tilmaamay sheegashadda maamulka Muqdisho ee ah  in ay iyagu xukumaan Berbera, isla markaana aanay wax  dhici Kara ahayn  in masuuliyiinta federaalku  ay yimaadaan Berbera.

Waxa kaloo uu sheegay  Muuse Biixi in  ay ka go’an tahay hirgelinta heshiiska saddex geesoodka ah ee horumarinta, balaadhinta iyo casriyaynta dekadda Berbera.

Madaxweynaha oo waraysi gaara siiyay telefishanka Horn Cable, waxa uu   xusay in awood ay ku hor istaagto heshiiskaasi aanay lahayn dawladda Soomaaliya.

Daawo Waraysigaasi:

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.