Sunday, June 24th, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Cadeeyay In Aanay Awoodin Xakamaynta Sarif Bararka

Published on March 12, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in aanay  awood u lahayn xakamaynta iyo wax ka qabashadda sicir bararka, isla markaana aanay goyn Karin qiimaha sarifka lacagaha.

download

Maxamed Ibraahim Dhoobaale, waxa uu sheegay in aanay xataa kuba tallo jirin in ay qiimo go’an u sameeyaan isku bedelka lacagaha, taasoo uu ku sababeeyay in haddii ay tallaabadaas qaadaan ay dhacayso in suuq madow uu abuurmo.

Guddoomiyaha baanka dhexe oo maanta Hargaysa warbaahinta kula hadlay ayaa sidoo kale  tilmaamay in ay ku dedaalayaan sidii kor loogu qaadi lahaa qiimaha shillinka ama lacagta Somaliland.

Daawo Hadalka Guddoomiyaha:

SDWO/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.