Tuesday, November 24th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Wasaaradda Beeraha Oo Tababar Ku Sabsan La Dagaalanka Cayayaanka Khudaarta Ku Dhasha U Qabatay Dad Beeralay Ah

Published on March 28, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Wasaaradda horumarinta beeraha jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka jawaabtay  dalab  hore ugaga yimid   beeralayda dalka oo  ahaa in wax lagala qabto cayayaanka aafeeyey wax soo saarkii khudaarta.

26219095_2132773930072472_8110699714686997768_n 29541450_2132775620072303_1834142309808333995_n 29541512_2132774956739036_1188705172044489366_n 29542485_2132773956739136_8293945120139419813_n 29542587_2132774576739074_7686758483495717846_n 29543048_2132774636739068_467759612152453043_n

Waxaanay bilawday  sidii loola dagaalami lahaa  cayayaanka  ay khubaro ku takhusustay   beeralayda dalka qaarkood ku tababari doonaan  sida ugu wanaagsan ee loola  dagaalami karro cayayaanka ku dhasha khudaarta.

Iyadoo baaqii beeralayda laga jawaabayo ayaa maanta   agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha waxa uu tababar ku saabsan la dagaalanka cayayaanka ku dhasha ee cunna noocyadda kala duwan ee khudaarta u furay xubno ka socday beeralayda dalka.

Tababarkaasi ayaa  beeralayda lagu tababarayey sidii ay ula dagaalami lahaayeen ayaa si gaara u khuseeyey cayayaanka loo yaqaano Tuta Absulata (oo beeralayda u taqaano Magafe).

Codsigaasi  oo ahaa waxyaabaha u badan ee ay beeralaydu ka cabanaysay Safarkii masuuliyiinta wasaaradda beeruhu ku tageen badi deeegaanada Beeralayda ah ee dalka.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Horumarinta beeraha Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase) oo tababarka u furay beeralayda ayaa waxa uu tilmaamay in ay aad ugu faraxsan yihiin inay wasaaraddu ka soo jawaabto dalabkii beeralayda ee ahaa in wax lagala qabto cayayaanka aafeeyey wax soo saarkii khudaarta.

Kaasoo  ah  sidii loola dagaalami lahaa khubaro ku takhusustay oo beeralayda ku tababari doonta la dagaalankiisa u dalbadeen.

29570700_2132779863405212_672446112785259907_n 29572533_2132779210071944_7652083870279533773_n 29572559_2132774523405746_6737961997747128257_n 29572700_2132776873405511_4421917001558526073_n

Maxamed Cilmi Aadan,  ayaa waxa uu xubnaha beeralayda ka socday kula dar daarmay inay iyaguna beeralaydii kale ee deegaanada ay ka yimaadeen gaadhsiiyaan, marka ay cilmi la dagaalanka cayayaanka khudaarta ku dhasha qaataan.

Waxaanu  yidhi  “Aad baan ugu faraxsanahay inaanu ka soo jawaabno dalabkii beeralayda ee ahaa in wax lagala qabto cayayaanka ku dhasha khudaarta gaar ahaan cayayaanka aad u taqaanaan magafa, waxaanan rajaynayaa cilmiga aad halkan ka qaadataan inaad ku dabaqi doontaan wax ka qabashada beerihiina, isla markaana gaadhsiin doontaan beeralayda kale.

Tababarkan oo ka dhacay Hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa   waxa ka soo qayb galay xubno ka socda beeralayda dalka, iyada oo ay wasaaradda ka taageertay hay’adda GIZ.

29572746_2132776310072234_685095868936233251_n 29594431_2132777610072104_3452826339123094999_n 29595191_2132783203404878_4185539130704986994_n 29595501_2132775616738970_5007347797945043759_n 29597549_2132775786738953_2375112727627449340_n 29598092_2132773950072470_2936298147298954594_n 29694620_2132778546738677_876027351424510887_n29595191_2132783203404878_4185539130704986994_n

Tababarkan la dagaalanka cayayaanka ayaa waxa uu ka dambeeyey ka dib markii masuuliyiinta wasaaradda horumarinta beeraha oo uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda  Axmed Muumin Seed safar ku mareen badi deegaamada Beeralayda ah ee dalka, kaasi oo waxyaabaha u badan ee ay ka cabanayeen ahaa Cayayaanka khudaarta ku dhasha.

 

SDWO/Hargeisa Office

 
,, ,,,.

Wararka Keydka

Mashruucii Ramadan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project isku geyn waxa na soo gaadhay $2480.00 oo sadaqooyin ah anagoo isla shalay maalintii Ramadanta ka horeysay ka gaadhsiinay in aan raashin ugu qaybino ilaa afartan qoys oo danyar ah

Mashruucan Ramadaan ka ee Afuri walaal baahan ee SDWO Relief Project waa msahruuc sanad leh ah oo soo ...

Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ee Xaafada Daami – Ka faaiidayso Ajarka Bisha Barakaysan ee Ramadan

Afuri walaal baahan  oo Ka qaybqaado Barnaamijka SDWO Relief Project ee Sanadlaha ahaa ee Afurinta Dadka Danyarta ah ...

Dowlada Itoobiya oo isku diyaarinaysa dagaal ay la gasho dalka Masar iyadoo hub casri ah ka dalbatay dalka Fransiiska

  Wergeys ka soo baxa dalka Faransiiska oo la yiraah  LE Point oo ah Weekly French Political News & ...

Xasuusta Dhagaxtuurka iyo Xuska Macalinkaygii Maalintaas (20-ka February 1982) Aheey Ah Maskaxadaa Laga Abaaroobay

Allah ha u naxriistee Xuseeen Cabaase Axmed (Qawdhan) waxa uu ahaa macalinkaygii maalmo aan badnayn wakhtigu kumuu simin ...

Lacag 10 dollar ah oo si qayri sharci ah dadka cashuurta wasaarada maaliyada bixinaya loogu qasbo inay siiyaan shaqalaha xafiiskaas ka hawlgala

  Waxa iseydiin mudan sababta shacbigu uga aamusanyahay musuqmasaq cad oo wasaarada maaliyadu u sharciyeysay shaqalaheeda. Qofkaste oo cashuurta ...

Caawi – Najax Xasan Maxamud waa Gabadh Xanuusanaysay oo beryhananba ka dhex muuqatay social media ha iyadoo Burco dhexwareegaysa ayaa lagu guulaystay in Hargeysa lagu soo celiyo oo la daryeelo

Daawo labadan clib kan  hroe waa markii hareyga lagu soo celiyey iyadoo caafimaad ahaan aad u wanaagsantay tan ...

Jeel Ogadeen: Daawo Documentary Xanuun badan oo ku saabsan ciqaabtii iyo dulmigii ka jirey Jeel Ogaadeen ee jigjiga

Xabsigan ayaa la ogaaday in kumanaan qof si xun loogu ciqaabay. qaarkoodna ciqaabtii ku dhinteen.  ku indho beeleen ...

Hees Cusub oo aad u qiiro badan oo lagu xusay maalintii Shuhadada SNM 17ka October

Hees ka hadlaysa mujaahidiintii xoreynta dalka dhiigooga u soo hurey iyo sidey imika ugu dhex dayacanyahiin dalkii oo ...

Send Money to Your Loved Ones Through Globalsend

   

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay in BBC Somaligu ay ka baxday Dhexdhexaadnimadii, waxaanu sheegay inay ka sugayaan Jawaabta cabashadii ay u gudbiyeen

  Qoraalka Hoose waa Petition kii ama mooshinkii 3600 oo qurbajooga Somaliland ee ku kala dhaqan 59 wadan ay ...

SDWO - Warbixino iyo Taariikh

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto

Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii ...

Daawo: Sooyaalka habdhismeedka ciidanka qaranka iyo taariikhahii uu soo maray

Waa Barnaamij aad u xisabadan oo ka hadlaya xaaladahii iyo duruufahii kala duwanaa ee uu soo maray dhismaha ...

Sidii aan u diley Osama Bin Laden – Markii u horeysay ayaa askari ka mid ah kuwii ugu galay qolka Bin Laden ee toogtay ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii uu dilkiisu u dhacay

SDWO (London 04/09/2012) Osama Bin Laden waxa laga toogtay Madaxda ka dib markii uu qolkiisii hurdada albaabka intuu ...

Aljazeera warbixin xiisobadan: Waa Maxay Faraqa u dhexeeya dhalinyarada Jihaadka uga imanaysa dalalka Yurub iyo Maraykanka ee ka barbar dagaalamaya ciidamada Israel iyo Dhalinayrada ka barbar dagaalamaysa Kooxaha Syria iyo Somalia

31/07/2014 (SDWO.COM & SomaliladnNews.net)  Hanine Hassan waa ardayd shahaadadaPHD ka bilaabaysa Jaamacada Columbia University ee dalka Maraykanka.  Waxaanay ...

History 1974: Siyadd Barre and Emperor Haile Selaasie met during African Unity Summmit in Mogadisho

I found these historic photos in Djibouti with a professional photographer  in Djibouti.  He told me that his deceased ...

Nin ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga Qadaafi oo ka warbixiyey maalmahii u danbaysay ee nolashii qadaafi mudadii uu dhuumalaysiga ku jiray iyo markii gaadhigii ay wada saarnaayeen ay diyaaradahu duqeeyeen

Mansour Daoud wuxuu ka mid ahaa raggii ugu sareeyay dhinaca security ga ee keligii taliyahii la dilay ee ...