Friday, May 29th, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Miisaaniyad Sanadeedka 2018-ka Oo La Hor Geeyay Golaha Wakiiladda

Published on March 31, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Wasiirka wasaaradda maaliyadda jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka warbixiyay miisaaniyad sanadeedka 2018, korodhka ku jira iyo meelaha la filayo in ay ka soo baxdo taasoo  maanta la hor geeyay golaha Wakiiladda.

images

Fadhiga maanta ee golaha Wakiiladda oo uu shir gudoominayay guddoomiyaha golahaasi Baashe Maxamed Faarax, ayaa wasiirka maaliyadu waxa uu sharaxaad iyo faahfaahin ka bixiyay meelaha ugu badan ee la doonayo in miisaaniyadda sanadkan lagu maalgeliyo.

Daawo Warbixinta Wasiirka:

SDWOhargeisa Office

 
,, ,,,.