Sunday, May 31st, 2020
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

​ ​

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Maareeyaha Madbacadda Qaranka Oo Ka Hadlay Mushahar La’aanta Shaqaalihiisa Muddo 3 Biloodda

Published on March 31, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Maareeyaha Madbacadda Qaranka Siciid Saalax Shire, ayaa ka hadlay sababaha ay shaqaalaha Madbacadda  qaranku muddo sadex bilood ah aanay mushahar u qaadan.

download

Taasoo  uu ku sheegay in keentay markii adeegyo badan oo Madbacada qaranku dawladda u qaban jirtay in laga wareejiyay oo aanay adeegyada qaarkood imika qabanin iyo isbedelkii doorashadu keentay.

Waxaanu tilmaamay   in ay kaga xidhan tahay ansixinta Miiyaaniyadda qaranka oo maanta la hor geeyay golaha wakiiladda.

Waxaa kaloo uu ku sababeeyay in ay jiraan shirkado daabacaadda ah oo gaar loo leeyahay ooiyaguna qabta adeegii ay qarankau hayeen oo wasaaradaha qaar ay u geystaan.

 

Halkan  Hoose Ka Daawo Warkaasi:

SDWO/Hargeisa Somaliland

 
,, ,,,.