Saturday, July 21st, 2018
Raadi oo Ku qor Halkan wararkii hore

Somaliland Democracy Watch Organisation - SDWO.COM 

To Promote Democracy In Somaliland                 SomalilandNews.net

YOUR ARTICLES

Welcome To SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ------- SomalilandNews.net ----- SomalilandNews.net

Masuuliyiin Ka Tirsan Waddani Oo Eedeeyay Guddiga Doorashooyinka

Published on April 11, 2018 by   ·   No Comments

Hargaysa (SDWO): Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani iyo musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbigaasi ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu dhawaan guddoomiyaha xisbigaasi ku dhawaaqay ee ahaa in la kala dirro guddiga doorashooyinka.

C/qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde iyo  Ambassador Maxamed Cali, oo ay wehelinayeen xubno kaloo ka tirsan xisbiga Waddani oo maanta si wada jira shir jaraa’id ugu qabtay magaaladda Hargaysa waxay sheegeen in go’aankaasi uu yahay mid ay isku raacsan yihiin C/raxmaan Cirro.

Sidoo kale masuuliyiintani waxay ka hadleen sababta keentay in dib loo dhigo shir-weynihii xisbigoodda iyo tallaabadii uu C/raxmaan Cirro xilalka kaga qaaday xoghayihii guud ee xisbiga iyo guddoomiye ku xigeenka kowaad ee isla xisbiga.

Daawo Shirkoodda Jaraa’id:

SDWO/Hargeisa Office

 

 
,, ,,,.